Sheekh Shaakir oo hadal adag kula hadlay Odayaasha Guriceel oo Codsi ula tagay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa cabsi dagaal dhax mara ciidamada kooxda Ahlu Sunna ee magaaladaasi hada maamusha iyo ciidamada maamulka Galmudug oo gacan ka helaya ciidamada dowlada federaalka. Qaar badan oo kamid ah shacabkii ku dhaqnaa magaalada Guriceel ayaa halkaasi isaga barakacay iyaga oo ka cabsi qaba in korkooda lagu dagaalamo, waxa … Continue reading Sheekh Shaakir oo hadal adag kula hadlay Odayaasha Guriceel oo Codsi ula tagay